Qolobaa Calankeed

 

F 

Qolobaa calankeed,
waa ceynoo,
Innaga keenu waa,
Cirkoo kale ee,
Oon caadna lahayn,
Ee caashaqaye.

Xidigyahay cadi,Waad 
noo ciidamisee,
Carradaa kaligaa
adow Curadee
cadceeda sidee
lo caan noqo ee

Qolobaa calankeed,
waa ceynoo,
Innaga keenu waa,
Cirkoo kale ee,
Oon caadna lahayn, 
ee caashaqaye.



|1  |5  |
|3  |1  |
|5  |2  |
|1  |5  |
|1  |5  |
|3  |1  |

|1  |5  |
|3  |1  |
|5  |2  |
|1  |5  |
|1  |5  |
|3  |1  |

 








Hem